Nadiifa Jaamac Faarah oo ku guuleystay kursigii bah darandoole

deg

Doorasha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa saaka lagu doortay xildhibano

Xildhibaannada saaka ku soo baxay dooralshadaasi ayaa kala ah C/xakiin Macalin Axmed,Cali Axmed Shariif iyo Nadiifo Jaamac Faarax oo noqotay xildhibaankii 33 aad ee lagu soo doorto Cadaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.