Markab si sharci darro ah uga kaluumeeysanayay bada soomaliya Oo laqabtey

markab

Wasiir ku xigeenka Kaluumeyisga Siciid Jaamac Max’ed Qaalib ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay markab si sharcidaro ah uga kaluumeysanayay xeebaha Soomaaliya, Wuxuu sheegay in Wasaaradu ay ku biirtay Ururro Caalami ah oo ka dhisan ilaa iyo 8 dal oo iska kaashanaya la-dagaalanka Kaluumeysiga Sharci-darrada ah ee xeebaha Soomaliya.
mark

markab

markaba

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.