Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

Xildhibaan shire Colaad iyo Madax kale baarlamaanka Jubaland oo kormeeray xaruunta wasaaradda iyo dugsiyo

8th December 2016 admin 0

Wafti balaarana oo oo iskugu jira wasiiro iyo Xildhibaanasda Juubaland ayaa waxay booqdeen iskuulada kismaayo qaarkood ayakoo u kuur galaya xalaada ay kusugan yihiin iskuulada […]

ciidan

Daawo qaabkii ay ulawareegeen Ciidamada Puntland Magaalo xeebeedka Qandala

8th December 2016 admin 0

qaybaha kala duwan ee Ciidamada Puntland sida kuwa Bada iyo bariga ayaa waxay lawareegeen magaalo Xeebeed qaladala halkaas oo urur argagixiso aha ay qabsadeen, Ciidamada […]

ciidan

Ciidamada Nabad sugida oo howl galo baaritaana kasameeyey magaalada Jowhar

8th December 2016 admin 0

Magaalada Jowhar ee maamul goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa kasocda doorashada aqalka hoose, hadaba si loo sugo amaanka iyadoo jirto dad mucaarad ku ah Hirshabeele ayaa […]

diyarada

Wax ka ogow sababaha Loo xiray Garoonka Diyaadaraha Jomo Kemyatta Muddo Saacad ah

8th December 2016 admin 0

Shirka madaxda madasha wadatashiga qaran oo ka furmay magaalada Muqdisho

7th December 2016 admin 0

Daawo:Caabudwaaq Hay’adda Woch Care Oo Deeq Raashin ah Gaarsiisay Cisbitaalka Shifa

7th December 2016 admin 0

Hay’adda Woch Care Oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay CisbitaalkaShifa ee dhimirka degmada Caabudwaaq waxaa goob joog ka ahaa markii raashinka lagudoomayeey Maamulka isbitaalka shifa, Dr […]

Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Magaalada Qandala kooxihii qabsadeyna iskaga carareen

7th December 2016 admin 0

Ciidamada Puntland oo kaashanaaya kuwa bada ayaa magaalada qandala kalwareegey maleeshooyinkii al-shabaab iyo daaciish oo hogaaminaayey wadaadka shiiq cabduqadir Muumin waxaa lashaeegayaa inay ucarareen buuraha […]

qara

Xafiiska qaramada midoobey ee Soomaliya oo u hambelyey Xildhibaanad Nadiifo Jaamca Faarax “Masawir”

7th December 2016 admin 0

Doorashadii kadhacday Cadaado ayaa waxaa kusoo baxay Xildhibaanad Nadiifo Faarax Jaamac oo markii ugu horeysey oo ay kamid noqoto barlamaanka federaalka Soomaliya, xafiisk qaramada midoobey […]

Dabka Ka Kacay Magaalada Kismaayo xaafadda Calanley oo Qasaaro geystey

7th December 2016 admin 0

Dab qasaaro geystey aaya ka kacay Kismaayo gaar ahaan xaafada Calanlay meel udhaw shirka dahabshiil dabkaas wax dhimasho aha ma geysan hal qof baa ku […]

jeesow

Doorashada Aqalka Hoose ee Hirshabeele ayaa waxaa kusoo baxayey Daahir Amiin Jeesow

7th December 2016 admin 0

Doorashada Aqalka Hoose ee ka dhacday Jawhar ayaa waxaa kusoo baxay Daahir amiin Jeesow oo horay uga tirsanaa Barlaamanka hada waqtigiisu dhamaadey maamulka Hirshabeele ayaa […]

puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa maanta cod aqlibiyada ku ansixiyey xeerka saxaafada

7th December 2016 admin 0

Baarlamaanka Puntland ayaa meel mariyey xeeraka saxaafada waxaan kasoo shaqeeyey xeerkaan ururka saxafiyiinta puntland arintaan waxay soo afjaraysaa muran mudo udhaxeeyey dawlada Puntland iyo saxafiyiinta […]

cumar

Doorashada Aqalka Hoose Beelaha U dhashay Somaliland oo Muqdisho Kabilaabmatay

7th December 2016 admin 0

Daawo:Kursigii 33 ee dorrashada kadhacday Cadaado oo ay kusooo Baxday Nadiifo Jaamac Faarax

6th December 2016 admin 0

Waxaa magaalada Cadaado kasocday doorashada aqalka hoose kasoo mar xalad kala duwan soo martey kuraasta soo dhamaatey baa waxa kamida kursiga beelaha waqooyiga galagaduud mid […]

Madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta kulamo la qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya

6th December 2016 admin 0

madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta kulamo la qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya ee ku sugan magaalada kismaayo wuxuuna kala hadley arimaha doorashooyinka soomaaliya wuxuuna […]

Kismaayo=Madaxweynaha Somaaliya Oo Kormeeray Xeryaha Ciidamada

6th December 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes