Ciidamada Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Magaalada Qandala kooxihii qabsadeyna iskaga carareen

Ciidamada Puntland oo kaashanaaya kuwa bada ayaa magaalada qandala kalwareegey maleeshooyinkii al-shabaab iyo daaciish oo hogaaminaayey wadaadka shiiq cabduqadir Muumin waxaa lashaeegayaa inay ucarareen buuraha ku hareereysan Qandala.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.