Daawo:Caabudwaaq Hay’adda Woch Care Oo Deeq Raashin ah Gaarsiisay Cisbitaalka Shifa

Hay’adda Woch Care Oo Deeq Raashin ah Gaadhsiisay CisbitaalkaShifa ee dhimirka degmada Caabudwaaq waxaa goob joog ka ahaa markii raashinka lagudoomayeey Maamulka isbitaalka shifa, Dr xabeeb iyo gudoomiyaha Woch Care Maryan Maxamed Jimcaale Maryan Jecel ayaa sheegtey inay lacagtaan ka aruurisey gabdho reer London ah .
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.