Xafiiska qaramada midoobey ee Soomaliya oo u hambelyey Xildhibaanad Nadiifo Jaamca Faarax “Masawir”

qara

Doorashadii kadhacday Cadaado ayaa waxaa kusoo baxay Xildhibaanad Nadiifo Faarax Jaamac oo markii ugu horeysey oo ay kamid noqoto barlamaanka federaalka Soomaliya, xafiisk qaramada midoobey ee u qaabilsan soomaliya ayaa u hambalyeeyey xildhibaanada iyadoo heshey 45 cod.
nadiifo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.