Baarlamaanka Puntland ayaa maanta cod aqlibiyada ku ansixiyey xeerka saxaafada

puntland

Baarlamaanka Puntland ayaa meel mariyey xeeraka saxaafada waxaan kasoo shaqeeyey xeerkaan ururka saxafiyiinta puntland arintaan waxay soo afjaraysaa muran mudo udhaxeeyey dawlada Puntland iyo saxafiyiinta Puntaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.