Daawo qaabkii ay ulawareegeen Ciidamada Puntland Magaalo xeebeedka Qandala

ciidan

qaybaha kala duwan ee Ciidamada Puntland sida kuwa Bada iyo bariga ayaa waxay lawareegeen magaalo Xeebeed qaladala halkaas oo urur argagixiso aha ay qabsadeen, Ciidamada Puntland lama kulmin wax iska caabis ah sababtoo ah ururka alshabaab way iskaga baxeen ayako qabtey buuroleyda kuhareereysan qandala.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.