Ciidamada Nabad sugida oo howl galo baaritaana kasameeyey magaalada Jowhar

ciidan

Magaalada Jowhar ee maamul goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa kasocda doorashada aqalka hoose, hadaba si loo sugo amaanka iyadoo jirto dad mucaarad ku ah Hirshabeele ayaa ciidamada Nabasugida ee Hirshabeele waxaay baaritaan kasameeyeen wadooyinka magaalada jawhar.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.