Madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta kulamo la qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya

madaxweynaha soomaaliya ayaa maanta kulamo la qaatey xubnaha labada aqal ee baarlamaanka soomaaliya ee ku sugan magaalada kismaayo
wuxuuna kala hadley arimaha doorashooyinka soomaaliya
wuxuuna sidoo kale booqdey xeryaha ciidamada soomaaliya iyo kuwa maamulka jubaland wuxuuna dib oogu laabtey caasimadda soomaaliya ee muqdisho
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA Wariye Maxamed khaasim

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.