Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2016

Kulan Bulsho guud oo Maanta ka dhacay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo(Daawo Sawwirada iyo Dhageyso)

25th November 2016 Mohamed Abdi 0

Kulankani oo ahaa Kii ugu balaarnaa eek a dhaca degmada Baardheere ayaa lagu qabtey Xarunta shiirkolaha Magaalada,kulankani oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka degmada Baardheere […]

Daawo:Xasan Shiiq oo ugu mahadceliyey maamulka Jubbaland siday usoo doorteen xubnihii uu kala balay ee asaga dooran lahaa

25th November 2016 admin 0

Xarakada Al Shabaab oo Xukun Dil ah ku riday Guddoomiyihii Degmada Afmadow

25th November 2016 admin 0

Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in Xarakada Al Shabaab ay Xukun dil ah ku riday Guddoomiyihii hore ee Degmada Afmadow, Cabdi Samad, […]

xukun.gedotimes.com

Maxkamada Ciidamada Darajada Koowaad Ayaa Xukuno Ku Riday Rag Ku Eedeeysan Dhac

25th November 2016 admin 0
qara

Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya Ayaa Ka Qeybgalay Dhammeestirka dorashada Jubbaland

25th November 2016 admin 0

Daawo: Guddoomioyaha Doorashooyinka Dadban oo balanqaaday in kuraastii Galmudug Musuq maaqsuqday Ga’aan kasoo saari doonaan

25th November 2016 admin 0

Guddoomioyaha Doorashooyinka Dadban Ee Somaliya Cumar Cabdile OO Magaalada Cadaado Gaaray ayaa sheegey imaantinkoodu inuu yahay sidii loo saxi lahaa musuqmaasuqa ay ku kaceen Galmudug […]

roob

Shacabka Magaalada Hargaysa Oo Udareeray Tukashada Salaada Roobdoonta

25th November 2016 admin 2
kenya

Daawo: Ciidamada Kenya ayaa baadigoobaya burcaddii ka danbaysay saldhigii hubka laga dhacay

25th November 2016 admin 3

Hayadaha xuquuqul insaanka u dooda ayaa eedeyn dusha uga tuureen Ngoyada iyo maamulka Jubbaland

24th November 2016 admin 0

Ilaa in ka badan toban haayadadood ka shaqeeya arimaha xuquuqul insaanka ayaa shir ay ku yeesheen magaalada hargaysa ee Somaliland waxaa ay ku baaqeen in […]

Isbitaalka Ciidamada Xoogga Dalka oo dib loo dhisayo +Sawirro

24th November 2016 admin 0

Xaflad loo sameeyay dib u dhiska Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayana ka qeybgaleen Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ,Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Saraakiil ka tirsan […]

Guddoomiyaha Doorashooyinka oo Maanta gaaray Magaalada Cadaado ayaa ujeedka uu uyimid tahay Fowdada iyo Isdaba mariska Kajira Doorashada

24th November 2016 admin 0

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Cumar maxamed Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado, iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha ku […]

dorasho

Kulan Lagaga Hadalayey Musuq maasuqa Doorashada Somaliya OO Lagu Cambareeyey gudiga oorashada iyo madaxtooyada ayaa lagu qabtey Muqdisho

24th November 2016 admin 2
puntland

Puntland oo halkiisi ku celisay sarifka dollarka oo mudoyinkaan sare ukac balaaran sameeyey

24th November 2016 admin 1
baladwayne

Kulan Looga Hadlayay Dajinta Xiisada Colaadeed Ee Ka Dhacay Gobalka Hiiraan Ayaa Lagu Qabtay Magaala

24th November 2016 admin 1
cidaan

Daawo:Ciidamada daraawiishta gobolka Gedo oo tababar loogu soo xiray Degmada Doolow

24th November 2016 admin 7

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes