Guddoomiyaha Doorashooyinka oo Maanta gaaray Magaalada Cadaado ayaa ujeedka uu uyimid tahay Fowdada iyo Isdaba mariska Kajira Doorashada

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka dadban ee heer Federaal Cumar maxamed Cabdulle iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado, iyadoo ay Garoonka Diyaaradaha ku so dhaweeyay Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Maamul-goboleedka Galmudug

Guddoomiye Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) iyo wafigi la socday ayaa u guur galaya inta ay dhantahay musuq maasuqa kajira Doorashada aqalka hoose madaama Cadaado Noqotey meesha ugu xun doorashada iyadoo ay kadhaceen isdaba maris dil iyo liis beena oo laga gud biyey ergada dooran lahayd xildhibaanada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.