Daawo: Guddoomioyaha Doorashooyinka Dadban oo balanqaaday in kuraastii Galmudug Musuq maaqsuqday Ga’aan kasoo saari doonaan

Guddoomioyaha Doorashooyinka Dadban Ee Somaliya Cumar Cabdile OO Magaalada Cadaado Gaaray ayaa sheegey imaantinkoodu inuu yahay sidii loo saxi lahaa musuqmaasuqa ay ku kaceen Galmudug sida isdaba mariska ergo beena iwm, Gudoomiyaha ayaa sheegay in sabtida ay shirayaan gudiga qilaafaadka iyo asaga go’aana kasoo saarayaa kuraasta muranka kajiro iyo kuwa lays daba mariyey.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.