Xarakada Al Shabaab oo Xukun Dil ah ku riday Guddoomiyihii Degmada Afmadow

Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in Xarakada Al Shabaab ay Xukun dil ah ku riday Guddoomiyihii hore ee Degmada Afmadow, Cabdi Samad, Sidoo kale Xukunkan ayaa waxaa isna lagu riday Taliyihii Nabad Sugida ee Degmada Afmadow,
Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in Guddoomiye Cabdi Samad iyo Taliyaha Nabad Sugida lagu toogto Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.