Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2016

puntland

Doorashada Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Garoowe

5th November 2016 admin 5

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabaneysa doorashada aqalka hoose, iyadoo ergooyinka dooran lahaa 12 mudane ay iminka ku suganyihiin magaalada […]

bara

Qaxootiga dib loogu soo celiyay Kismaayo oo aan helin wixii loo balan qaaday dhib iyo nolol xumana lakulmay

5th November 2016 admin 0

Kismaayo:Beesha Cali Maxamed oo sheegtay in Musuq Maasuq ku sameeyeen gudiga Doorashooyinka Jubbaland Kursigoodii aqalka hoose

5th November 2016 admin 0

Kulan ay Maanta iskugu yimadeen Besha Cali Maxamed oo kamid Beelwaynta Marexaan islamarkaana ka dhacay Magaalada Kismaayo ayay waxa ay uga hadleen saami qaybisiga Kuraasta […]

Daawo: Geel iyo Ari Loo qaadaayo Timir,Galay,Digir,Rooti, oo Magaaladii lagusoo Xareeyey

5th November 2016 admin 3
puntland

Tababar Lasiinaayo Ergooyinka soo xulaaya aqalka Hoose oo lagu qabtey Garoowe

5th November 2016 admin 1

Isticmaalka lacagta shanta boqol ayaa laga mamnuucay Gaalkacyo iyadoosan jirin lacag kale oo badasha

5th November 2016 admin 1

Baaq:Ugaas Maxamed Ugaas Cumar ayaa Baaq Nabadeed udirey Bulshada Caabudwaaq

4th November 2016 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa baaqnabadeed u diray beelo walaala ah oo dagal ku dhex maray magalada Caabudwaaq ee waqooyiga G/Galgaduud isagoo sheegey […]

deg

DegDeg:Mid ka mida Ergada soo dooraneysa Xildhibaanada oo Galabta Tooreey lagu dilay Kismaayo

4th November 2016 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta ayaa sheegaya in Labo Nin oo ka mid ah Ergada soo Xuleysa Baarlamaanka Soo socda oo ku […]

dorasho

Shacabka Somaliland Ee Ku Sugan Muqdisho Oo Ka Cawday Xulista Xildhibaanada Aqalka Hoose Iyo Ka Sare

4th November 2016 admin 4
nabadey

Akhriso: Waxgaradka Degmada Baardheere oo baaq nabadeed kasoo saaray,colaada Caabudwaaa.

4th November 2016 admin 0

iyadoo degmada caabudwaaq uu shalay ka dhacay dagaal u dhaxeeya dad walaalo ah oo degmadaasi wada daga ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada nabadeed ee […]

Daawo: Raysawasaare Sharmaakewaxaan Qibrad uleeyahay inaan isku Dhac kadhicin madaxda dalka

4th November 2016 admin 5

TOP News: Xaaladda Degmada Caabudwaaq oo dagan, iyo Galmudug oo kaalin kuleh hurinta colaadda Degmadaasi.

4th November 2016 Mohamed Abdi 0

Waxaa saaka xaalad daganaan oo aan,cagabadan,ku taagneyn laga dareemayaa degmada caabudwaaq ee waqooyiga gobolka galgaduud, taasi oo shalay,ay kadhaceen dagaalo aad u,culus。 Odayaasha deegaanka ayaa […]

Daawo:Gudiga Abaaraha Baladxaawo oo Biyo Gaarsiiyey degaanada kudhaw Baladxaawo

4th November 2016 admin 2

Daawo:Madaxwaynaha Somaliland oo sheegey inuu kula kulmay Madaxda Khaatumo Addis Ababa

4th November 2016 admin 2

Taliyaha ciidamada booliska gobolka Baanadir ayaa sheegey inaan hub lala dhexwareegikarin Muqdisho

4th November 2016 admin 2

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes