Doorashada Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Garoowe

puntland

Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabaneysa doorashada aqalka hoose, iyadoo ergooyinka dooran lahaa 12 mudane ay iminka ku suganyihiin magaalada Garoowe.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.