Kuleej lagu xanaaneeyo agoonta oo laga hirgelinayo Cabuudwaaq+Sawir+Video

koleejka

Waxaa maanta la dhagax dhigay Kuleej  loogu tala galay in daryeel iyo waxbarasho lacag la’aan ah ay ka helaan Agoonta degmada Caabudwaaq,  waxaana wada  mashruucan lagu dhisayo qurbaqajoog Soomaaliyeed, Waxaana loogu baaqay dadka deegaanka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed in si wadajir ah looga qayb qaato dhismaha xaruntan.

Hoos Kadaawo

aagcol

aggoonta

agnta

agonta

agoo

agoonta

agoooont

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.