DegDeg:Mid ka mida Ergada soo dooraneysa Xildhibaanada oo Galabta Tooreey lagu dilay Kismaayo

deg

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta ayaa sheegaya in Labo Nin oo ka mid ah Ergada soo Xuleysa Baarlamaanka Soo socda oo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ay Galabta Tooreey isla dhaceen,waxaana dhintay mid kamid ah halka midka kale uu dhaawac soo gaaray.

Goobjoogeyaal ku sugam Magaalada Kismaayo ayaa Gedotimes u sheegay in labad oday dhexmareen Muran Xoogan oo ku aadanaa qaabka ay u soo xulayaan Xildhibaanada soo socda iyo sida Jufooyinka Beelaha ay u qeyb sanayaan Xildhibaanada nimankaan isdailay ayaa isku beel kasoo Jeeda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.