Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

jim

Maqaal: Yaa ka masuul ah kala qaybinta Dalka iyo dadka Soomaaliya. W/Q Cabdullahi Jimcaale Faarax.

24th August 2016 Mohamed Abdi 2

jeer hore bay  ahayd markii Gumestii caddaa uu dalweynaha Soomaaliya u qaybiyey shanqaybood ayada oo gumeste madaw oo Geeska Afrika ka jireyna uu talada wax […]

xasan

Xasan Sheekh ayaa kulan laqaatey dhaxal sugaha Abudabai

24th August 2016 admin 2

Wabiga Shabeelle ayaa ku fatahay degmada Mahadaay iyo deegaanno hoosyimaada magaalada Jowhar

24th August 2016 admin 4
ciidan

dagal dhaxmaray ciidamada huwanta iyo Al shabaab

24th August 2016 admin 4

Xildhibaan Barre Yusuf Jibriil oo Booqday Dadkii ku Dhawacmay Qaraxii Gaalkacyo

24th August 2016 admin 0
qarax

barnaamij gaara oo kusaabsan saamayntii qaraxyadii galkacyo

24th August 2016 admin 3
wabi

Xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta gaaray magalaada Jowhar

24th August 2016 admin 3

Qalab Cafimaad oo Loo diray Isbitalka Midnimo Caabudwaaq Lagana Diray Sweden “Masawiro”

24th August 2016 admin 4

Waxaa Wadanka Sweden laga diray qalab Caafimaad oo aad usareeya oo wax badan kabadalaya baahida kajirta Isbitaalka Midnimo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud iyo deegaanada […]

Raysawasaraha Somaliya Sharmake Ayaa Dusiga Bartamaha Magacii Kabadalay

23rd August 2016 admin 2

Caabudwaaq: Beesha Reer Warsame oo Dalbadatey In Lasiiyo Xubinta Barlamaanka Soomaliya

23rd August 2016 admin 9

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Maanta Dhexmaray Wafti Kasocda Jubbaland iyo Madaxda Magaalada Mardera Kenya

23rd August 2016 admin 3

waa kulankii maanta degmada mandera ee waqooyi bari kenya ay ku yeesheen wafdi ka soday dawlad goboleedka jubaland oo uu hogaaminayey wasiirka amniga cabdirashiid xasan […]

Cabdicasiis Daa’uud Farax Ayaa Bulshada Gobolka Gedo ugu Baaqay inay Dortaan Xildhibaan Daacad ah “dhageyso”

23rd August 2016 admin 3

Cabdi Casiis Daa’uud oo kamida Aqoon yahayanada Gobolka Gedo ayaa mar uu wareysi siinaayey Bulshada Gobolka Gedo waxuu ugu baaqay shacabka Gedo inay doortaan midaan […]

Will 8 Jir Soomaali ah oo lagu dilay Sweden-Sawirro

23rd August 2016 admin 9

Sideed sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden, Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib […]

Jaaliyada GalJubba London OO ka Tacsiyeysey Geeridii S/Guud Maxamed Cali Samata

23rd August 2016 admin 5

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Galjuba ee london dhammaanteed iyo odyaasha,waxgaradka Galjuba ee hoos qoran waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku […]

John Kerry: Soomaaliya Waa in Lagarab Istaagaa Anakuna waa taageereynaa-SAWIRRO

23rd August 2016 admin 2

Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Bariga Afrika iyo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa maanta ku kulmay magaallada Nairobi ee dalka Kenya. Shirka ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes