Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Maanta Dhexmaray Wafti Kasocda Jubbaland iyo Madaxda Magaalada Mardera Kenya

waa kulankii maanta degmada mandera ee waqooyi bari kenya ay ku yeesheen wafdi ka soday dawlad goboleedka jubaland oo uu hogaaminayey wasiirka amniga cabdirashiid xasan cabdi nuur iyo madaxda magalada mandera oo uu hogaaminayey gudoomiyaha gobolka mandera fredrick shisia

waxaana looga hadlayey amniga iyo iskaaashiga daris wanaaga labada dawladood, waxaa kamid ahaa waftigaan madax kala duwan oo ay kamid yihiin Kaliil, Gudoomiyaha Cusub ee Gedo iyo madax kale.

wafti juba

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.