Cabdicasiis Daa’uud Farax Ayaa Bulshada Gobolka Gedo ugu Baaqay inay Dortaan Xildhibaan Daacad ah “dhageyso”

Cabdi Casiis Daa’uud oo kamida Aqoon yahayanada Gobolka Gedo ayaa mar uu wareysi siinaayey Bulshada Gobolka Gedo waxuu ugu baaqay shacabka Gedo inay doortaan midaan lacag lagu dooran oo dadkiisa iyo dalkiisa unaxaya.

Waxaa kaloo  C/Casiis uga digay shacabka Gedo inay jirto halis ka imaanaysa Maamulka Axmed madoobe isagoo rabo xildhibaano aan matalain gedo inuu qorto oo daneystayaal ah, xildhibaankaas danaystaha Axmed madoobe keenay isageyna ushaqeynayaan.

Hoos kadhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.