Will 8 Jir Soomaali ah oo lagu dilay Sweden-Sawirro

Sideed sano jir Soomaali ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay magaalada Gothenburg ee Caasimada labaad ee dalka Sweden, Weerarkaasi ayaa waxaa uu dhacay kadib markii hoy ay degenaayeen qoys Soomaali ah lagu tuuray bam gacmeed xilli habeen ah oo ay jiifeen.

Wiilkan geeriyooday ayaa lagu magacaabi jirey, Yuusuf Warsame,waxayna isaga iyo hooyadii booqasho ku joogeen magaalada Gothenburg, iyagoo ka yimid dalka Ingiriiska.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.