Qalab Cafimaad oo Loo diray Isbitalka Midnimo Caabudwaaq Lagana Diray Sweden “Masawiro”

Waxaa Wadanka Sweden laga diray qalab Caafimaad oo aad usareeya oo wax badan kabadalaya baahida kajirta Isbitaalka Midnimo Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud iyo deegaanada ku hareereysan , waxaa loo mahad celinaynaa dhamaan intii ka qayb qaadatey gaar ahaan inta sida gaarka ah uga qayb qaadatey, magacyada Mudan in si gaara loo xuso waxa kamid ah.
Maxamed Cawil, DRs Amino Jaban, Daadir Ilka Dahab Xalane.

Wakiilada Gobolada Sweden jooga oo ayakuna siwaaagsan uga qayb qaatey qalabkaan cafimaad ee loo diray Caabudwaaq.
Cabdiqaadir Aadan Stockham
C/qaadir F Xaashi Lishopin
iSTAAHIL QORANE ABSHIR Lishopin
Bulbul M Cigaal (Baashe) Orebro
Maxamed C/kariim Bolange
Nadiif Caroog Skane

Dadka sida gaarka ah uga qayb qaatey xaga dhaqaalaha oo iyakuna mahadsan iyo magalooyinka ay Kala joogaan
Ugaas C/qaadir Dheere Stockham
Baashe Jaama (Bulbul M Cigaal) Orebro

Waxaa iyakuna mahadsan sida ay uga qayb qaateen xaga dhaqaalaha dadkaan kala ah
Baashe,
Farxaan M diiriye
axmed Wacays
Arliyo Cabdille Inkir
Xaliimo Cabdulaahi
Nadiifo Cabdulaahi
Shamso Cabdi
Muxubo Xuseen Wagad
Mahad Ciro
Cabdi Wali

Diyaariye Bulbul M Cigaal (Baashe)

midnimohospital (1) midnimohospital (2) midnimohospital (3) midnimohospital (4) midnimohospital (5) midnimohospital (6)

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.