Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

Masjid Jaamica Ceerigaabo oo Dib u Dhis Lagu Samaynayo

26th August 2016 admin 0

Faah-Faahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa Weerarka Banaadir Beach

25th August 2016 admin 6

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaray Banaadir Beach ayaa sheegaya in ciidamada amaanka wali ay wadaan howlgalka ay kaga hortagayaan argagixisada weerarka ku soo […]

DEGDEG: Gudoomiyaha Degmada Baardheere.iyo Masuuliyiin kale oo ku dhaawacmay Qarax halkaasi kadhacay.

25th August 2016 admin 0

qarax weyn.oo ka sameynaa miinada dhulka lagu aaso ayaa.degmada.baardheere kadhacay, iyadoo qaraaxi uu ka.dhexdhacay maqaayad kutaal bartamaha magaalada. Qaraxani ayaa sababay.ilaa.iyo hadda dhaawac kor.u.dhaafaya dhowr.iyo […]

Fadeexad Kutimid Dawlada Somaliya iyadoo Qiratay In Bankiga dhexe laga xaday $530,000

25th August 2016 admin 5

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise Cali oo maanta xafiiskiisa shir saxaafadeed ku qabtay ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay warar maalmahan la […]

Janaraal Samatar oo maanta Muqdisho lagu aasay-Sawirro

25th August 2016 admin 3

Allaha u naxariistee sareeyo guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, xilal kala duwana ka soo qabtay dowladdii milatariga Soomaaliya […]

abaar

Maalmulka Doolow oo kormeerey banaanka magaalada oo abaaro ka jiraan

25th August 2016 admin 6
cidaan

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa howlgallo ka dhan A shabaab ka sameeyay

25th August 2016 admin 7
bara

Daawo:Qaxootiga Somalida OO sheegaya in Xoog lagu Celinaya

25th August 2016 admin 0
cumar

Rayswasare Kuxigeenka oo kaqayb galay Munaasabada ay ku qalin jebineyeen kun ardey

25th August 2016 admin 5

Arin Mucjiso Ah: Laba Caruura Oo Isku Dhagan Ayaa Ku Dhashay Cisbitaalka Hargaysa

25th August 2016 admin 3

Madaxweyne ku xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan oo maamul u magacaabay Beledxaawo

24th August 2016 admin 1

Madaxwyane kuxigeenka Jubbaland ayaa maamul usameeye degmada Baladxaawo isagoo gudoomiye u magacaabey Maxamuud Xayd Cismaan Ku xigeen Sugow Cali Bare

Ogaysiis:Daaweyn iyo Indhofiiqis Bilaash ah oo Sade Diaspora Farum (SDF) Kasameynayo Garbaharey Gedo

24th August 2016 admin 15

OGEYSIIS+BISHAARO:-Ururka Sade Diaspora Farum (SDF) oo Magaalada Garbahaarey ka fulin doono Mashruuc isugu jira Daaweynta iyo Fiiqista Indhaha oo Lacag la’aan ah Ururka Sade Diaspora […]

DAAWO: Deeqa Maxamed Siyaad iyo Asiili Dhabacadeeye oo shahaado sharaf lagu gudoon siiyay Degmada Garbaharay

24th August 2016 admin 12

magaalada garbaharay ee xarunta gobolka gedo,waxaa shahaado.sharaf lagu gudoonsiiyay laba haween.ah oo deegaankaas kasoo jeeda kana yimid dalka dibadiisa. ururka haweenka.ee degmada.garbaharay.ayaa shahaado,sharaftani gudoonsiiyay.deeqo maxamed […]

Dawlada Somaliya Oo Diyaar Garaw u Gashay Marti Galinta Shir Madaxeedka IGAD

24th August 2016 admin 0

DAAWO: Xildhibaan Magan oo Muqdisho kula kulmay Dhalinyarada Beesha Ree Ugaas Sharmaake.

24th August 2016 Mohamed Abdi 10

magaalada muqdisho waxaa ka.dhacay kulan qado sharaf ah oo uu soo diyaariyay xildhibaan maxamuud cali magan oo katirsan mudanayaasha baarlamaanka. Xildhibaan magan ayaa.dhalinyarada reer ugaas.sharmaake […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes