DAAWO: Deeqa Maxamed Siyaad iyo Asiili Dhabacadeeye oo shahaado sharaf lagu gudoon siiyay Degmada Garbaharay

magaalada garbaharay ee xarunta gobolka gedo,waxaa shahaado.sharaf lagu gudoonsiiyay laba haween.ah oo deegaankaas kasoo jeeda kana yimid dalka dibadiisa.

ururka haweenka.ee degmada.garbaharay.ayaa shahaado,sharaftani gudoonsiiyay.deeqo maxamed siyaad barre iyo asiili barre xaashi,dhabacadeeye kuwaas oo hawlo,muhiim ah ka.fuliyay.deegaanka.

labadani,gabdhood ayaa.ahaa alle kasokow.dumarkii,hindisay.fikradda.ah in dib.u dayactir lagu sameeyo isbitaalkii gobolka.gedo ee garbaharay.kuyaalay kaasi oo hadda loogu magacdaray madaxweynihii hore ee soomaaliya.janaraal maxamed siyaad barre.

isbitaalkani.ayey labadani gabdhood u.istaageen sidii loo.uruurin.lahaa.dhaqaale lagu dayactiro.laguna.hawlgaliyo taasi oo inteeda badan u hirgashay.

deeqa iyo asiili ayaa.usbuucani ku sugnaa magaalo madaxda gobolka.gedo ee garbaharay halkaas oo ay kaga.qeybgaleen xaragjirka.isbitaalka ay.dhismihiisa.hormuudka.u ahaayeen.

gudoomiyaha.ururka.haweebka.ee degmada.garbaharag.marwo faadumo,nuuro sheekh.daahir cali iyo xubnaha.ururkeeda.ayaa.shahaado,sharaftani ku maamuusay labadani marwo ee shaqada muhiimka ah bulshada u.qabtay, waxaana munaasabadda gudoonsiinta shahaado sharaftani madal joog ka ahaa gudoomiyaha degmada.garbaharay.nuur.sheekh maxamed buraale, waxgarad, siyaasiyiin.iyo marti sharaf.kale

HOOS KA DAAWO.SHAHAADA SHARAFTA LAGUDOON SIIYAY DEEQO.IYO.ASIILI EE GARBAHARAY KA DHACDAY.
shahado

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.