Fadeexad Kutimid Dawlada Somaliya iyadoo Qiratay In Bankiga dhexe laga xaday $530,000

Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya mudane Bashiir Ciise Cali oo maanta xafiiskiisa shir saxaafadeed ku qabtay ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay warar maalmahan la isla dhexmarayay oo ahaa in khasnadda Bankiga dhexe ee Soomaaliya laga xaday lacag.

Mudane, Bashiir Ciise Cali, guddoomiyaha Bankiga dhexe ee dalka ayaa sheegay in lacagta uu xaday mid kamid ah khasnajiyaasha Bankiga ay dhan tahay $530,000. Kaas oo lagu magacaabo Muxiyadii Maxamed Xasan (Muxiyadiin Santooni) isla markaana uu baxsaday ninkaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.