DEGDEG: Gudoomiyaha Degmada Baardheere.iyo Masuuliyiin kale oo ku dhaawacmay Qarax halkaasi kadhacay.

qarax weyn.oo ka sameynaa miinada dhulka lagu aaso ayaa.degmada.baardheere kadhacay, iyadoo qaraaxi uu ka.dhexdhacay maqaayad kutaal bartamaha magaalada.

Qaraxani ayaa sababay.ilaa.iyo hadda dhaawac kor.u.dhaafaya dhowr.iyo toban qofood oo u.badan saraakiil maamulka baardheere ka.tirsan.

Xubnaha.ilaa.iyo hadda ay gedo times.heshay magacyadooda waxaa kamid ah gudoomiyaha degmada.cadow nuur xasan, saxardiid oo katirsan maamulka degmada, taliyaha amniga ee degmadaasi Xuseen Caato, Cabdiraxmaan aamusane oo maamulka degmada ka.tirsan iyo Ciise bariis oo ku magacdheer ilka.case kanamid ah saraakiisha ciidamada ee degamdaasi.

aamusane.iyo ilkacase ayaa aad looga deyrinayaa xaaladooda.caafimaad iyadoo lagu wado in muqdisho loosoo duuliyo saacadaha soosocda.

dhanka kale tiro kamid ah shacabkii maqaayadda ka cunteynayay ayaa iyagune.dhaawacmay inkastoo aan la ogeyn inta ay la egyihiin.

majirto cid ka tirsan maamulka.degmada oo.mashaqadani kahadashay,ilaa iyo hadda.

alshabaab ayaa.durba.sheegtay masuuliyadda dhacdadani qarax ee baardheere ka dhacday.

wixii kusoo kordha kala soco Gedo Times insha allah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.