Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

far

DEGDEG: Janaraal Fartaag iyo Maxamed Cabdi Oogle oo ku dhaawacmay qarixii hotelka SYL

30th August 2016 admin 3

iyadoo qarax aad.u culus uu ka dhacay.maanta Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa dad badan.wax ku noqdeen. Shakhsiyaadka.ilaa iyo hadda Gedo Times ay.ogaatay in ku,dhaawacmeen […]

Kismaayo: Wariye Jeylaani Xusayn Yusuf Eid u howlgala idaacada Radio kulmiye aya hada xabsiga loo taxaabay

30th August 2016 admin 1

Wariye Jeylaani Xusayn Yusuf u howlgala idaacada Radio kulmiye ayaa hada xabsiga loo taxaabay Xili uu ku jiray siminaar ay waday UNSOM oo kasocday Hotel […]

Maamulka Isbitaalka Madiina oo faah faahin ka bixiyay dhaawacyadii laga keenay qaraxii Madaxtoyada, SYl

30th August 2016 admin 0

Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in isbitaalka la geeyay 28 qof oo ku dhaawacantay falkii maanta ka dhacay inta u dhexeysa ilinka […]

DegDeg: Weerar Hada Lagu qaaday MadaxTooyada Ilaa Hotel Siyaad

30th August 2016 admin 0

Waxaa Madaxtooyada iyo agagaarkeeda lagu soo qaaday weerar iyo qaraxyo baabur laga soo buuxshey, qaraxaan ayaa burbur badan geestey qasaaraha intuu dhan yahay lama oga […]

tarzan

Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Ka Soo Horjeestay Odayaal Lagu Soo Kordhiyay

30th August 2016 admin 3
dagaal

Waraysi: Maamulka Degmada Baladxaawo oo ka warbixiyay Dagaaladii ka dhacay Gudaha Degmadaasi. By Cumar Laki Man

30th August 2016 admin 1

Inta la xaqiijiyay Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay, ku dhawaad 10 Kalana dhaawacyo ayaa ka soo gaaray kadib markii Degmada Baladxaawo ay ku […]

Waxgaradka Gobolka Gedo oo Kulan Ku Yeeshay Nairobi ayaa kahadalay Xasuuqa Cabdirashiid indhakoreey

30th August 2016 admin 4

Ciidamada amniga oo gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyay waxyaalaha Qarxa

30th August 2016 admin 2
shabab

Horjoogihii marin haabaabinta Al Shabaab oo dowladda isu soo dhiibey “Daawo”

30th August 2016 admin 3

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Xarunta Gobolka Banaadir Caawa ku soo bandhigay Sargaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab islamarkaana isku soo dhiibay […]

Gurigii Xaashi fure oo Boob laGula Wareegay “Daawo”

29th August 2016 admin 1
dagal

DEGDEG: Dagaalkii ka socday Baladxaawo oo lagu kala baxay iyo Maleyshiyo Magaalada Dibadda looga saaray.

29th August 2016 admin 5

Dagaalkii saaka kabilowday Degmada Baladxaawo ayaa goordhaw lagu kala baxay iyadoo mid kamid ah maleyshiyaadkii ku dagaalamay magaalada dibadda looga saaray. Maleyshiyadii Daacadda u aheyd […]

qaasim

Wasiiru dowlaha Warfaafinta DFS ayaa garay kismaayo Waxaana Soodhaweeyey Urur JIIJA

29th August 2016 admin 3

Wafdi uu hogaaminayey Wasiiru dowlaha Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska DFS Maxamuud Cabdi ayaa garay kismaayo halkaasna waxaa kusoo dhaweyey masuuliyin katirsan maamulka Jubbaland iyo Gudoomiye […]

dagaal

DEGDEG: Dagaal Toos ah oo udhaxeeya laba Maleyshiyaad oo Baladxaawo,ka qarxay Saaka.

29th August 2016 admin 1

Dagaal socday Muddo saacad ah ayaa saaka.waabarigii ka qarxay Degmada Baldxaawo ee Gobolka Gedo. Dagaalka ayaa u dhaxeeyey laba maleyshiyo Beeleed oo Degamadaasi,kusugan kuwaas oo,mid.kamid […]

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ayaa tababar u soo xiray ciidamo katirsan xoogga dalka

29th August 2016 admin 3

DAAWO: DR Maxamed Xuseen Dhageey oo ku Dhawaaqay in uu u sharaxanyahay.Xilka Xildhibaanimo ee DFS

29th August 2016 admin 6

iyadoo ay isa soo,tarayaan waayadaan dambe Musharixiinta u tartamaya xilalka kala duwan ee dalka, ayaa waxaa Maanta ku.dhawaaqay,in uu yahay Musharax DR Maxamed Xuseen Dhageey […]

Posts pagination

« 1 2 3 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes