Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

Maamulaka gobolka Banaadir ayaa Qado Sharaf Usameeyey Dadka Araga La

6th August 2016 admin 0

Daawo:Raashin Laga Saarey Dekada Boosaaso Kuna Jeeda Maamulka Cadaado Oo Dhaca looga Baqayo

6th August 2016 admin 2

Raashinkii dawlada turkiga uGu talagashey Soomaliya ayaa qaar lakeenay Dekada Boosaasa Kuwaas oo loo kala direy Hiiraan Iyo Maamulka Cadaado siduu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Bari […]

Gaalkacyo: Cabitaanka shaaha bay Kadoorbideen Cuntada

6th August 2016 admin 3

Cunitaanka shaaha ayaa waxuu kusoo batey Magalada Gaalkacyo iyadoo loo sababeeynayo dadkoo cunto ka dhigta madaama shaaha laga helo tamar, waxa kaloo cabitaanka shaaha badiyey […]

Xasan Sheekh oo Addis Ababa shirka IGAD uga qeyb-galay

6th August 2016 admin 3

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaasha u fadhiya Addis Ababa xallinta mashaakillaadka ka jira waddanka Suudaanta Koonfureed kaddib markii madaxda IGAD […]

Madaxwaynaha Somaliya Oo u Anbabaxay Dalka Ethiopia

5th August 2016 admin 2
ugaas

Caabudwaaq:Munaasabad balaadhan oo lagu furayay xafiis cusub ee ururka Horseed

5th August 2016 admin 10

Munaasabad si wayn loo sameeyey oo ay qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada sida Ugaaska haweenka,odayasha,dhalinyarada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa si […]

DAAWO SAWIRADA : Halka uu Maraayo Dhismaha Isbitaalka Baardheere oo ay Gacanta ku hayso Hay’ad Sucuudiyaan ah.

5th August 2016 Mohamed Abdi 10

Isbitaalka Degmada Baardheere oo ay dhismihiisa gacanta ku hayso Hay’adda Hormarinta Sucuudiga u qabailsan ee Al-wadani ayaa heer gabogabo ah Maraya Dhismihiisa. Isbitaalka oo ka […]

Dhageyso+ Sawiro Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo soo gaarey Baardheere

5th August 2016 Mohamed Abdi 2

Waxaa galabta ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Baardheere,wafdibalaaran oo uu hogaaminayo Ugaaska guud ee Beesha SADE ,Ugaas MaxamedUgaas Xaashi oo ka soo kicitimay Magaalada Nairobi […]

Macadka Caaisha ee Barashada Diinta Islaamka Laascaanood oo sagootin balaaraan u sameeyay boqolaal Arday

5th August 2016 admin 4
amisom

Madaxda Militariga iyo AMISOM oo ka shiray Howlgal kadhan ah Al-Shabaab +Sawiro

5th August 2016 admin 0

Saraakiisha Qeybaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah oo looga arinsanayay dib u billaabista howlgal […]

Kulankii Todobaadlaha ahaa Saraakiisha Booliska OO looga Hadlay Cadaadlada

5th August 2016 admin 2
xukun.gedotimes.com

Maxkamada Cidmada Qalabka Sida ayaaXukuno Kala Duwan Kuriday

5th August 2016 admin 1

Markab siday Raashiin oo ku soo xertay Dekada Boosaaso

5th August 2016 admin 0
tarzan

Muqdisho:Xisbiyada Madax banan ayaa Kubaaqey inaan Xasan Shiiq Mudada Loo Kordhin

5th August 2016 admin 4

Arday Ka Qalin Jabisay Macadka Ahlusuna Ee Muqdisho

5th August 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes