Daawo:Raashin Laga Saarey Dekada Boosaaso Kuna Jeeda Maamulka Cadaado Oo Dhaca looga Baqayo

Raashinkii dawlada turkiga uGu talagashey Soomaliya ayaa qaar lakeenay Dekada Boosaasa Kuwaas oo loo kala direy Hiiraan Iyo Maamulka Cadaado siduu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Bari Dr Yuusuf Maxamed wacays, gudoomiyaha ayaa sheegay in raashinkaan ay kasaarayaan xuduudooda asagoo nabada kuna wareejinayaa maamulka Cadaado iyo Hiiraan kadib wax ka kalay majiraan hadey dhacaan maamulka Cadado.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.