Gaalkacyo: Cabitaanka shaaha bay Kadoorbideen Cuntada

Cunitaanka shaaha ayaa waxuu kusoo batey Magalada Gaalkacyo iyadoo loo sababeeynayo dadkoo cunto ka dhigta madaama shaaha laga helo tamar, waxa kaloo cabitaanka shaaha badiyey dadkoo oo shaqo haysan oo waqtigooda inta badan ku dhameysta goobaha dadka isugu yimaadaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.