Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

R/Wasaare Cumar oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Sudan “SAWIRRO”

12th August 2016 admin 5

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Sudan oo hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka […]

Dayactir Ayku Sameeyeen Isbitalka Baardheere Ururka Iskaashiga Islaamka oo Gabagabo Maraya

12th August 2016 admin 8
deg

DegDeg:Maamulka Galmudug ooShacab kasoo jeeda Cabudwaq,Dhabad,balanbal Laayey

12th August 2016 admin 7

Maamulka Galmudug ayaa shacab kasoo jeeda deegaanada waqooyiga Galgaduud sid a sida Caabudwaaq,Balanbal,Dhabad ku kunlaayey deegaanka Dacdheer. Dadka dhintay waa labo wiil iyo aabihiisa oo […]

Kismaayo:Ururka Haweenka Jubaland oo Agab Waxbarasho Gaarsiiyey Iskuulka Agoonta Tayo

12th August 2016 admin 6

Ururuka haweenka Jubbaland ayaa waxay gaarsiiyeen bug iyo qalimaan caruurta agoonta ee Tayo oo gaaraya 350 haweenka jubbaland ayey waxay uGu baaqeen maamulka jubbaland inay […]

Culumada Puntland oo Mamnuucay Musiga iyo Heesaha Lagu qabto Puntalnd

12th August 2016 admin 7

Taliska Ciidanka Booliska ee Gobolka Bari oo Tahriibayaal Kusoo Qabtey Magaalada Bosaaso

12th August 2016 admin 4

Jabuuti Oo Yeelatay Shirkada Duulimaadyada Air Jabuuti Xujaajtana 100 Doolar Bay Bixinayaan

11th August 2016 admin 3

Caabudwaaq:Munaasabad Lagu Furahayey Sanad Dugsiyeeda Cusub ee Iskuulka Hoose Dhexe Iqra (Dhageyso+sawiro)

11th August 2016 admin 5

Munaasabad si fiican loo soo agaasimay oo ay kaqayb galeen Waalidiinta,Ardayda,Macalimiinta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo Lagu furahay sanad dugsiyeedka Cusub Iskuulka hoose […]

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magalaada Jigjiga (video)

11th August 2016 admin 0

Maxaweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya. Wafdiga Madaxweynaha, […]

DAAWO: Daawo Ugaaska Beesha Sade oo kulan uu kaga Xogwaramayay Kulamadii Nairobi ku qabtay Magaalada Garbaharay.

11th August 2016 admin 9

Ugaaska Beessha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa Maanta Magaalada Garbaharay waxa uu ku qabtay Kulan balaaran oo ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala […]

Madaxweynaha gal-mudug Ayaa Dhaliilayay Waftigii Uga Qayb galay Madasha Wadatashiga

11th August 2016 admin 3

Madaxweynaha gal-mudug Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Ayaa Dhaliilayay Watftigii Madasha Wadatashiga uga qayb galay Maamulka Galmudug kuna tilmaamay inaysan go’aan kaqaadan markii loogu daraayey maamulka […]

gafow

shacabka magaalada Muqdisho oo ka soo horjeestay amarka Gaafow oo Lacag Doonka ah

11th August 2016 admin 1

Shacabka Muqdisho ayaa ka soo horjeestey fikrada Gaafow ee ah teesaro in lagoosto, shacabka ayaa yiri waxaan la nahay wixii aan cuni lahayn mana awoodno […]

gaas

Garoowe=Madaxwayanaha Gaas Oo Kasoo Laabtay Shirkii Madasha Muqdisho Maxuu Kayiri

11th August 2016 admin 4

BalanBale:Xisbiga Tayo oo Maamulka Cusub Umagacaabey Degmada Balanbal (Dhageys+Masawiro)

10th August 2016 admin 8

Waxaa dhawaan ka dhici doonto dalka Soomali doorasho ayaa xisbiga Tayo waxaa uu maamul cusub umagacaabay degmada Balanbal gobolka Galdgaduud maamul cusub madaama ay udhamatey […]

Kismaayo: Cabdulaahi Ismaaciil Fartaag OO uu Waheliyo Axmed Madoobe ayaa dib uGu soo Noqday

10th August 2016 admin 8

Wafti balaraan oo hogaaminayo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo uu kamid yahay Madaxwayne kuxigeenkii Kowaad ee hore Jubbaland Cabdulaahi Ismaaciil Fartaag ayaa kismaayo dib uGu […]

Posts pagination

« 1 … 12 13 14 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes