Kismaayo:Ururka Haweenka Jubaland oo Agab Waxbarasho Gaarsiiyey Iskuulka Agoonta Tayo

Ururuka haweenka Jubbaland ayaa waxay gaarsiiyeen bug iyo qalimaan caruurta agoonta ee Tayo oo gaaraya 350 haweenka jubbaland ayey waxay uGu baaqeen maamulka jubbaland inay qayb wayn kaqaataan dhismaha iskuulka agoonta Tayo.

Gudoomiyaha Haweenka Jubbaland Badraan Naxamed Cabdule una mahadcelisey dhalinyarada iskuulka agoonta Tayo haya oo caruurta ku dhahay qaata qalinka dhiga qoriga, Gudoomiye badraan ayaa uGu baaqday Qurbajoogta inay lacagtii qoriga ku bixin jireen ku caawiyaan ilmaha agoonta.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.