Madaxweynaha gal-mudug Ayaa Dhaliilayay Waftigii Uga Qayb galay Madasha Wadatashiga

Madaxweynaha gal-mudug Oo Gaaray Magaalada Gaalkacyo Ayaa Dhaliilayay Watftigii Madasha Wadatashiga uga qayb galay Maamulka Galmudug kuna tilmaamay inaysan go’aan kaqaadan markii loogu daraayey maamulka Puntland xubnaha dheeriga ah ayna ku fiicnayd inay iskaga joogaan shirka ama go’aan gaaraan lid ku ah Puntland.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.