Kismaayo: Cabdulaahi Ismaaciil Fartaag OO uu Waheliyo Axmed Madoobe ayaa dib uGu soo Noqday

Wafti balaraan oo hogaaminayo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo uu kamid yahay Madaxwayne kuxigeenkii Kowaad ee hore Jubbaland Cabdulaahi Ismaaciil Fartaag ayaa kismaayo dib uGu soo noqday ayakoo kayimid shirkii Madasha watashiga Soomaliya ee mqudisho kusoo dhamaaday.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.