Madaxweyne Xasan iyo Wafdi uu hogamiyo oo u anbabaxay magaalada Jigjiga= Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu gogaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,Booqashada ay wafdiga Madaxweynaha ku tagayaan magaalada Jigjiga ayaa ah tii ugu horeysay ,waxaana la filayaa in ay halkaasi wadahadal kula yeeshaan madaxda dowlad deegaankaasi.

ilay

xasan shiiq

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.