BalanBale:Xisbiga Tayo oo Maamulka Cusub Umagacaabey Degmada Balanbal (Dhageys+Masawiro)

Waxaa dhawaan ka dhici doonto dalka Soomali doorasho ayaa xisbiga Tayo waxaa uu maamul cusub umagacaabay degmada Balanbal gobolka Galdgaduud maamul cusub madaama ay udhamatey mudadii looogu talagalay iyadoo xafladaan ay kasoo qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada, gudoomiyaha cusub ee xisbiga Tayo ee Balanabal aya sheegay inay shacabka wax badan uqaban doonan isbadal muuqdana keenayaan.
Hoos kadhageyso

tayo (1)

tayo (5)

tayo (4)

tayo (3)

tayo (2)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.