Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magalaada Jigjiga (video)

Maxaweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Xarunta dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya.
Wafdiga Madaxweynaha, ayaa Waxaa garoonka diyaarada Jigjiga ku soo dhaweeyay madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Ismaamulka Soomaalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.