Caabudwaaq:Munaasabad Lagu Furahayey Sanad Dugsiyeeda Cusub ee Iskuulka Hoose Dhexe Iqra (Dhageyso+sawiro)

Munaasabad si fiican loo soo agaasimay oo ay kaqayb galeen Waalidiinta,Ardayda,Macalimiinta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada oo Lagu furahay sanad dugsiyeedka Cusub Iskuulka hoose dhexe Iqra ayaa lagu qabtey degmada Caabudwaaq,

Maamulka iskuulka ayaa gudoonsiiyey abal marin aradaydii guulaha kasoo hoyisey imtixaanka waxaa xaflada kahadlay maamulaha iskuulka Iqra Cabdiqadar Isaaq axmed ayaa umahad celiyey ardaydii guulaha kaoo hoyisey imtixaanka sanadkii ladhaafay
Hoos kadhageyso

iqara (6)

iqara (7)

iqara (5)

iqara (4)

iqara (3)

iqara (2)

iqara (1)

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.