Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2016

Daawo:Xaashi Fure ayaa Sheegay In Gurigiisii Laboobay OO Gudoomiye Dagmo Dhacay

31st August 2016 admin 4

Xaashi furi aya sheegay in gurigiisi isagoo maxkamad lagayn gudoomiye dagmo iska baxshey oo ku wareejiyey dad aan gurigaan lahayn, xaashi ayaa sheegey inuu dhacan […]

Ciidamada Somaliya Oo Hawl Galo Ka Sameeyay Deegaano Hoos Yimaada Baardheere

31st August 2016 admin 3

Dawlada Somaliya Oo Ku Dhawaaqday Bilawga Maamul Usamaynta Hiiraan Iyo Shabeelada Dhexe

31st August 2016 admin 3

Dhageyso Qaabkii Loogu xiray Kismaayo Wariye Jeylaani Yuusuf

31st August 2016 admin 1

Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Kismaayo ku xiran Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo kamid ah wariyaasha ka Howlgala Magaalada Muqdisho ha yeeshee ka qaybgalka Siminaar ujoogay […]

TOP News : Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo wali Kismaayo ku xiran iyo Masuuliyiin ka.gaabsaday ka hadalka Xarigiisa “akhriso”

31st August 2016 admin 3

Xalay.waxaa xabsiga.dhexe ee magaalada kismaayo ku baryay waline ku xiran.wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo kamid ah suxufiyiinta ka hawlgali jiray, agaalada Muqdisho. Jeylaani oo ciidamo […]

Buundo Cusub oo laga dhisay Dagmada Garbahaareey

31st August 2016 admin 9

Waxaa 09/08/2016 xariga laga jaray buundo cusub oo in muddo ah uu socday dhismaheeda. Buuntadaan oo ay dhismaheeda bilaabeen ururka hooyooyinka ee dagmada Garbahaareey sanadii […]

R.Wasaaraha oo Tacsi u direy ehellada dadkii ku dhintay Qaraxii Maanta

31st August 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay meel u dhow albabaabka hore ee madaxtooyada […]

jim

Shacbiga Muqdishow oo ku baaqay in aan loo dulqaadan boobka Hantida qaranka iyo tan gaarka ah ee waqtiga kala guurka ah!

31st August 2016 admin 3

Waxay ahayd 28/08/2016 markii aan akharistay oo dhegaysatay warbixn qoraal iyo codad iskugu jirtay ee laga sameeyey dadweynaha Mogadishow oo makarafoon lala dhexqaaday waqtiga kala […]

Musharax Cali Xaaji oo Lagu soo Dhaweeyey Baladwayne

31st August 2016 admin 0
wabi

Beeralayda Labada Shabeele oo ay saameysey Fatahada Wabiyada

31st August 2016 admin 2

Aqoon yahan Sahid Maxamed Cali “Qodhob” oo utaagan Xilka Barlamaanka Somaliya

30th August 2016 admin 0

Aqoonyahan Siyaasi Sahid Maxamed Ali “Sahid Qodhob” oo ah lataliyaha wasiirka gaashandhiga dhanka arrimaha siyaasada ayaa shaagey inuu u taagan yahay ka mid noqoshada baarlamaanka […]

Xildhibaan Nuur Faarax Oo Caabudwaaq Lagu Soo Dhoweeyay

30th August 2016 admin 3

Khasaare Xoogan Oo Ka Dhashay Qarax Lala Beegsaday Hotel SYL Ee Muqdisho

30th August 2016 admin 2

XOG: Dadaalo,lagu soo,deynaayo Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo kismaayo ka socda

30th August 2016 admin 3

Xilli saaka askar katirsan Maamulka Kismaayo ay xireen wariye Jylaani xuseen Yuusuf ayaa waxaa socda dadaalo lagu soo deynaayo wariyaha. Wasiiro katirsan Maamulkaas iyo xildhibaano […]

mareeye

FAAFAAHIN: Akhriso Wasiiro,Xildhibaano iyo Wariyayaal ku dhaawacmay Qarixii Hotelka SYL.

30th August 2016 admin 4

waxaa isa soo taraya dadka wax ku noqday qarixii maanta ka.dhacay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Dadka.qaraxani ku.dhaawacmay.waxaa kamid ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Xayir Maareeye, […]

Posts pagination

1 2 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes