Dhageyso Qaabkii Loogu xiray Kismaayo Wariye Jeylaani Yuusuf

Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Kismaayo ku xiran Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo kamid ah wariyaasha ka Howlgala Magaalada Muqdisho ha
yeeshee ka qaybgalka Siminaar ujoogay Magaaladaasi.

Ciidamo katirsan Maamulka Jubbland ayaa shalay hoolka Siminaarka si gaar ah ugala baxay suxufigaan iyagoona xarigiisa ku sababeeyay inuusan ka mid ahayn wariyaasha udiiwaan gashan Wasaaradda Warfaafintaee Maamulka Jubbland.

Wariye Saabir Cabdiqaadir Warsame waxa uu kamid yahay wariyaasha ka howlgala Kismaayo isla markaana ay kuwada jireen siminaarka Suxufiga la xiray, waxa uu xariga suxufigaasi uga waramay Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.