TOP News : Wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo wali Kismaayo ku xiran iyo Masuuliyiin ka.gaabsaday ka hadalka Xarigiisa “akhriso”

Xalay.waxaa xabsiga.dhexe ee magaalada kismaayo ku baryay waline ku xiran.wariye Jeylaani Xuseen Yuusuf oo kamid ah suxufiyiinta ka hawlgali jiray, agaalada Muqdisho.

Jeylaani oo ciidamo ka tirsan.maamulkas ay shalay kasoo,dhexwadeen saminaar uu kismaayo kaga qeybgalayay ayaa xalay ku hoyday xabsiga kismaayo xilli wali aan cadaalad lahorkeenin.

Wariyaha.ayaa.sida.ay.Xogta ku heleyso Gedo Times waxa uu u.xiranyahay Sarkaal ka.tirsan Nabad Sugidda Maamulka Jubba kaasi oo lagu magacaabo Korneyl GAAS.

Sarkaalkani ayaa wariyaha.u.xiray.sida la.ogaaday dalab kaga yimid wariyayaal,ay isku,hayb.yihiin sarkaalkani kuwaas oo ka dalbaday in wariyaha uu xiro, waxaana horay garab.xagaf ay uga dhaxeysay Jeylaani iyo suxufiyiinta dalabkooda lagu xiray.

Gudoomiye.kuxigeenka.ururka Suxufiyiinta Madaxa banaan ee JIJA Maxamed Qaasim waxar iyo wariyayaal kale.ayaa tan.iyo xalay ka seexan dadaalo,lagu,soo deyn rabay wariyaha.walow ilaa iyo hadda uu xabsiga kujiro.

Wasiirka Isboortiska.iyo dhalinyarada ee Jubbaland Maxamed Yuusuf Awlibaax oo wariyaha adeer u,ah.oon la xiriirnayne waa uu kagaabsaday ka hadalka xariga wariyaha.

Sidoo,kale.xiriiro aan.lasameynay masuuliyiin ka tirsan maamulkaas oo aan damacnay,inaan kala hadalno sidii,wariyaha losoo,deyn lahaane waa ay diideen.kahadalka xariga Jeylaani Xuseen Yuusuf.

WIXII KUSOO KORDHA XARIGA WARIYE JEYLAANI XUSEEN YUUSUF ISHA KU HAY GEDO TIMES

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.