Aqoon yahan Sahid Maxamed Cali “Qodhob” oo utaagan Xilka Barlamaanka Somaliya

Aqoonyahan Siyaasi Sahid Maxamed Ali “Sahid Qodhob” oo ah lataliyaha wasiirka gaashandhiga dhanka arrimaha siyaasada ayaa shaagey inuu u taagan yahay ka mid noqoshada baarlamaanka Soomaaliya.
Musharax Saahid Maxamed Cali oo musharax nimadiisa kasoo bilaabay Kismaayo ilaa Gobolka Gedo ayaa lakulmahay shacabka qaybihiisa kala duwan,

Dadweynihii uu lakulmaayey ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyey musharaxnimada Sahid Qodhob oo lagu xasuusto doorkii weynaa ee uu ka ciyaaray dib u hishiisiintii Jubbaland ee laga dhex sameeyey madaxda Jubbaland iyo mucaaradka Jubbaland, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda beesha SADE.

Dhinaca kale, waxaa Sahid uu ka mid ahaa dadka sida wanaagsan uga dhex muuqda wasaarada gaashandhiga, Waxaana markii ugu horeysay ay wasaaradaasi yeelatay nimdaam dawladnimo, kuna wajahan dib usoo celinta sharaftii ay lahaayeen ciidamada qaran Soomaliyeed.

Presentation9

scali

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.