Deg Deg: Waftibalaran Oo Ugaasyo iyo Xildhibaano ayaa Gaarey Baardheere

Wafti balaaran oo uu kamid yahay Ugaas Maxamed xaashi iyo Xildhibaan Magan ayaa gaarey Degmada Baardheere waxaan halkaas kusoo dhaweeyey maamulka iyo qabaha kala duwan ee Bulshada baardheere
waxayna lashir laqaadan doonaan qaybaha kala duwan ee shacabka baardheere.

Fiiro’ kalasoco qaybaha dambe wararkii uGu dambeeyey ee wafyigaas gaarey baardheere

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.