Jaamacada Galgaduud Oo Kuliyadaheeda u Bandhigtay Ardayda Ka Baxday Dugsiyada Sare Caabudwaaq

Ardayda dusiyada sare dhameystey ayaa ka qayb galay xaflad ay soo qaban qaabisey Galgaduud University Caabudwaaq oo ardayda loogu soo bandhigaayey qaybaha Jaaamacada iyo inta kulayadood ay ka kooban tahay iyo sharuudaha looga baahan yahay qofkii doonayaa inuu kubiiro jaamacada.

Ardayda ayaa ku farxay sida wanaagsan ee jaamacada Galagduud usoo qaban qaabisey xafladaan loogu sharaxayey qaybaha kaal duwan ee Galgaduud university.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.