Feeryahan Caanka ahaa Maxamed Cali oo Dhintay

allaha unaxariisto Feeryahankii caanka ahaa oo geeriyooday waxuu jiray 74 isagoo intii mudan ah xanunnsanaa maxamed wuxuu ahaa ninka uGu can aduunka markay noqoto ciyaaraha gaar ahaan feerka
waxaa kaloo maxamed cali lagu xasuustaa sidii uga soo horjeestey midab kala sooca isagoo kamid ahaa ragii loo diray Veitnam si ay uga soo dagaalamaan.
Maxamed cali

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.