Suldaan lagu Caleemo Saaray Degmada Doolow

dolow

Waxaa deegaanka una oo hoos taga Degmada Doolow lagu caleemo saarey suldaan Aadan Maxamed Gurumo suldaanka Reer Samater oo ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo wax garadkii halkaa kahadlayey ayaa sheegay inuu noqdo mid dadkiisa iyo diintiisa anfaca ilaahayna ku guuleeyo shaqada loo idmay oo ah mid adag ilaahayna ufududeeyo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.