Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2016

Afmadow oo dadi ugu dhinteen xanuunka shuban biyoodka

28th May 2016 admin 0

Wararka ka imaanaya Degmada Afmadow ee Gobbolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya ayaa sheegaya in labo carruur ay geeriyootay laba kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii […]

Cudurka Daacuunka oo Dad Badan ku Dilay Woqooyi Bari Kenya

28th May 2016 admin 0

  Cudurka daacuudnka oo in muddo ah faro ba’an ku hayey degaanno ka tirsan Gobka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa la soo sheegayaa inay sii […]

isbitaal

Maamulka Isbitaalka Guriceel ”Siyaasadaha gobalka ayaa shaqada isbitaalka saameysay”

28th May 2016 admin 0

Maamulka isbitaalka degmada Guriceel ayaa sheegay in siyaasadaha isdiidan ee ka jira gobalka Galgaduud inay saameyn ku yeesheen howlihii shaqo ee Isbitaalkaasi. Cali Cumar Tarabi […]

Daawo: Tartan loo qabanayo wadamo aan la aqoonsan

28th May 2016 admin 0
boqorka

WAFTI KASOCONAYEY DOWLAD DEEGAANKA ITHOBIA OO GAAREY MAGAALADA QARDHO

27th May 2016 admin 0

Muxuu Kayiri Xildhibaan Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir Dagaalada B/wayne Kasocda

27th May 2016 admin 0
xasan

Madaxwayne Xasan Shiiq ayaa Lakulmay Gogaanka Cusub ee ururka Suxufiyiinta Soomaliya

27th May 2016 admin 0

Faahfaahin: Dagaallo ka dhacay Bakool iyo Shabeellaha Hoose

27th May 2016 admin 0

Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga soo sheegayaa deegaanno ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose oo ay isaga soo horjeedaan dowladda oo gacan ka heleysa AMISOM iyo Xarakada […]

JAMHUURIYADA JABUUTI OO MARTI GELISAY SHIRKA HESHIISKA INTERNETA BADA HOOS MARA

27th May 2016 admin 0
kismayo

KISMAAYO Wasaaradaha maaliyada jubaland iyo dowlada faderalka somaliya

27th May 2016 admin 0
roob

Wasiiro iyo xildhibaano ka qeybgalay kulan gurmad loogu fidinayay colaada

27th May 2016 admin 0
diim

Wasiir Diini oo Ka qaybgalay Xaflad Heer Sarre loosoo Agaasimey Suudaan

27th May 2016 admin 0
No Image

XOG: Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminaayo Ugaaska Beesha Sade oo Sabtida Baardheere ku wajahan.

26th May 2016 admin 0

Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi iyo wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Maalinimada Sabtida ah ku wajahan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Wafdiga […]

XOG: Qarixii ka dhacay Buurdhuubo Kadib dad Caan ka ah Degmadaasi oo Xabsiga loo taxaabay. “Akhriso Magacyada”

26th May 2016 admin 0

Kadib qarax khasaare geystay oo ka dhacay degmada buurdhuubo ee Gobolka Gedo lalana eegtay Saraakiil ka tirsan Maamulka Degmada Buurdhuubo ayaa degmadaasi waxaa ka dhacay […]

Boqor Burhaan oo Qado Sharaf Usameeyey Isamadii ka Qayb Galay Shirkii Dhaqanka Soomaliyeed ee Qardho

26th May 2016 admin 0

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 35 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes