Tahniyad Aroos OO Kal iyo Laab Ah Maxamed abdi (Rooble) Maryamo Dhool Axmed Maxamed

Anagoo ah Ehelka iyo Asxaabta Magacyadooda hoos ku Qoranyihiin waxaan Tahniyad Aroos oo Kal iyo Laab ah u diraynaa Lamaanaha Isdoortay Rabina Isugu deeqay, Maxamed Cabdi Aadan ”Rooble” iyo Marwadiisa Maryamo Dhool Ahmed Maxamed oo 8 bishaan Arooskoodu ka dhacay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, Kuna Aqal Galay Magaalada Nairobi ee Caasimada dalka Kenya waxaana Mowle u weydiinaynaa inay Noqdaan kuwii iskuwaaro oo kala helo Ubad Kheyr Qabo .

Liiska dadka diraayo Tahiyada Lamaanaha:

HOOYO AAMINO AADAN AHMED
HOOYO HALIIMO OSMAAN KAYNAAN
ISMACIL ABDI AADAN
HABIIBO ABDI AADAN
GUULEED ABDI AADAN
HUSSEIN ABDI AADAN
MASLAH ABDI AADAN
FADUMO ABDI AADAN
ANFAC ABDI AADAN
ABSHIR ABDI AADAN
IKRAAHM ABDI AADAN
LUUL AADAN ELMI
AHMED AADAN ELMI
ABDIRAHMAN AADAN ELMI
HALIMO AADAN ELMI
ABDIYO AADAN ELMI
DAHABO ADBULE DUALE
DUNIYO AHMED AADAN
ABDULLLE AHMED AADAN
ABDIFITAH AHMED AADAN
AADAN AHMED AADAN
MOHAMED AHMED AADAN
HASSAN AHMED AADAN
HUSSEIN AHMED AADAN
SHARIIF AHMED AADAN
MOHAMED ABDIRAHMAN AADAN
ZAYNAB ABDRAHMAN AADAN
ABDIFITAH ABDIRAHMAN AADAN
HALIMO ALI HASSAN
ASLI ALI HASSAN
SAMATAR AHMED MOHMED SHIINe

Waxaana Alle U weydiinaynaa Lamaanahaan Isdoortay inay Noqdaan Kuwo is hantiyo Liibaan Aduunyo iyo Ladnaan Lagu Waaro , anagoo leh Reerkii Lagu Nastee Lagu Nagaadee wadajiraay Nabad Galo Allahayoow idin Kayeel ayaan Leenahay .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.