Daawo: Maamulak Degmada Kismaayo oo Olale Nadaafadeed ka sameeyey Qaar kamid ah Xaafadaha Degmadaasi.

Maamulka Degmada Kismaayo oo kaa shanaya hay’adda ARC ayaa olole Nadaafadeed waxa ay ka bilaabeen qaar kamid ah Xaafada Degmada Kismaayo.

Goobaha Olalahani Nadaafadeed laga bilaabay Waxaa kamid ah Suuqa weyn ee Xaafadda Via-Afmadowee Degmadaasi, kaasi oo aan wax dayactir ah helin burburkii Dowladdi Dhexe kadib.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada ayaa la arkayayiyagoo warbaahinta kula hadlayay Goobtii olalahani Nadaafadeed laga bilaabay.

Dhiancoodane Dadka ee Via-afmadow ayaa si weyn usoo dhaweeyey Dadaaladani uu sameeyey Maamulka Degmada oo kaashanayay Hay’adda ARC oo dhinaca arimaha Bulshada ka shaqeysa.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.